Ra’isul Wasaare Khayre oo soo dhameystay booqashadii uu ku tegay dalka Sudan

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib Booqasho ay ku tageen Magaalada Khartuum ee dalka Sudan. Kheyre ayaa dalka Sudan kaga qeyb galay munaasabadii lagu saxiixay heshiiskii taariikhiga ahaa ee dhinacyada isku hayay dalka koonfurta Sudan . Ra’iul wasaaraha uu ku amaanay dhinacyada heshiiska … Continue reading Ra’isul Wasaare Khayre oo soo dhameystay booqashadii uu ku tegay dalka Sudan